Cilad bixin lagu bilaabay nalalka cadceeda ku shaqeeya ee Jidadka Muqdisho (Daawo Sawirro)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa caawa bilaabay howlo lagu dayactirayo nalalka cadceeda ku shaqeeya ee laga hirgeliyey inta badan jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Talaabadan ayaa timid ka dib markii maalin ka hor ay shabakadan allbanaadir.com baahisay war ku saabsan qaar ka mid ah nalalka cadceeda ku shaqeeya oo damay sababo la xiriira dayactir la’aan soo … Continue reading Cilad bixin lagu bilaabay nalalka cadceeda ku shaqeeya ee Jidadka Muqdisho (Daawo Sawirro)